- Maxaa ka socda Xaaladda Ku-meel-gaarka ah ee Ilaalinta (Temporary Protected Status – TPS) gudaha Maraykanka?
- Waa maxay wareysiga dib-u-eegista qaxootiga?
- Waxaan haystaa xaalad qaxooti (refugee status) gudaha Mareykanka. Maxaan sameeyaa haddii ay ICE i xiraan?
- Waxaan ku noolahay Mareykanka, waxaanan haystaa xaalad qaxooti. Maxaan u baahanahay inaan ogaado?
- Macluumaad ku saabsan mamnuucidda safarka ee dadka ka baxsan Mareykanka kuna sugan “dalal gabi ahaanba xayiran.”