DEGDEG AH: Saraakiisha Socdaalka Mareykanka ayaa beegsanaya bulshooyinka qaxootiga. Baro xuquuqdaada.